WIRE โ€” Dhuusamareeb โ€“ Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo hoggaaminaya kooxda ololaha doorashada muharaxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeed JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaanka dhalinyarada Galmudug. Kulankaan oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa Wasiir Al-Cadaala wuxuu dhalinyarada la wadaagay sidii

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.