WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska iyo Duulimaadyada Soomaaliyeed (SATTA), iyadoo ay kulanka goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Waaxda Dalxiiska iyo Agaasimaha Waaxda Istiraatiijiyadda. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.