WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabduqaadir, ayaa mar kale difaacay garsoore Soomaaliyeed oo haysta aqoonsiga FIFA, isagoo caddeeyay in garsoorahaasi uusan wax khatar amni ah ku ahayn dalka ama bulshada. Wasiirka ayaa sheegay in eedaha iyo wararka laga faafinayo garsooraha aan lagu saleyn caddeymo rasmi ah, isagoo ku baaqay... The post Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo markale difaacay eedeemo loo jeediyay garsoore Cumar Cartan appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.