WIRE โ Muscat ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Cabbaas Caraqji ayaa wadahadallo la yeelan doona mas'uuliyiinta Cumaan kaddib markii uu gaaray Muscat. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo, booqashadan waxay qayb ka tahay wadatashiyada laba geesoodka ah ee u dhexeeya Iran iyo Cumaan, kuwaas oo looga hadlay arrimaha ka taagan gobolka, gaar ahaan xaaladda marin-biyoodka Hormuz.... The post Iran iyo Cummaan oo kawada hadlay marinka Hormuz appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.