WIRE โ€” Boosaaso (Raxanreeb Online) Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo xiran maalintii 11-aad. Ganacsatada ayaa ka biyo diiday khidmad cusub oo ay soo rogtay shirkadda maamusha dekedda magaalada Boosaaso ee DP World, taas oo keentay in maaanta in albaabada la isugu dhufto xarumaha ganacsiga. Shacabka... The post Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso oo maanta xiran appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.