WIRE — Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday kulamo u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabyada mucaaradka, kuwaas oo diiradda lagu saaray sidii xal looga gaari lahaa khilaafaadka la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka. Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo hoggaaminayay wafdiga dowladda ee wada-hadallada,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.