WIRE — Muqdisho – Guddiga Farsamada ee garabka Nabad iyo Nolol, oo matalaya madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kana qeyb galaya wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku soo bandhigay aragtidooda ku aaddan hannaanka doorashooyinka dalka. Mas'uuliyiinta guddiga ayaa faahfaahin ka bixiyay nooca doorasho ee

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.