WIRE — Rome, Talyaaniga – Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulan istiraatiiji ah kula yeeshay Taliyaha Taliska Ciidamada Gaarka ah ee Talyaaniga (ITA SOCOM), Admiral Paolo Pezzutti. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga milatari
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.