WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska Guutada Ilaalada Madaxtooyada iyo Madaxda Qaranka ee 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kormeer ku soo maray qeybaha kala duwan ee dib loo dhisay, kuwaas oo ay ka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.