WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami ah oo laga hirgelinayo degmada Hodan, kuwaas oo qayb ka ah qorshaha lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha, dib-u-casriyeynta waddooyinka iyo kor-u-qaadidda bilicda caasimadda. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.