WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska Guutada ilaalada Madaxtooyada Qaranka ee 77 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee dib loo dhisay, kuwaasi oo ay ka mid yihiin xafiisyada Taliska... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarun ciidan oo ku taalla gudaha madaxtooyada Qaranka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.