WIRE โ€” Garoowe โ€“ Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay'adaha Dowladda Puntland, kaas oo diiradda lagu saarayo dardargelinta wada shaqeynta hay'adaha dowladda iyo horumarinta maamulka. Madaxweynaha waxaa shirka ku weheliyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Saciid, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.