WIRE โ€” Ankara (Raxanreeb Online) Hayadda Sirdoonka Qaranka Turkiga (MIT) ayaa ka hadashay dadaallada ay ku bixinayso fududeynta wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo sheegtay in ujeeddadeedu tahay in la abuuro jawi lagu xallin karo khilaafaadka siyaasadeed ee taagan. Sida ay baahiyeen warbaahinno kala duwan, masuuliyiin ka tirsan sirdoonka Turkiga, ayaa sheegay in wada-hadallada... The post Sirdoonka Turkiga oo ka hadlay wada- hadallada Dowladda iyo Mucaaradka Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.