WIRE โ Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan oo shaacisay tirada dadka looga dilay weerararadii ugu dambeeyay ee Iiraan. Madaxa xiriirka dadweynaha ee Wasaaradda Caafimaadka iyo culuumta Caafimaadka ayaa ku dhawaaqay in 14 qof ay ku dhinteen weeraradii ugu dambeeyay oo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu Mareykanka ku qaaday dalkiisa. Hossein Kermanpour oo farriin qoraal ah... The post Iran oo shaacisay dadkii loogu dilay weeraradii dalkeeda lala beegsaday appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.