WIRE — Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, ayaa si adag uga hadlay doorka Turkiga ee Soomaaliya, isagoo uga digay Ankara inay ka fogaato wax kasta oo loo fasiran karo faragelin lagu sameynayo arrimaha gudaha ee dalka. Siyaasigan ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay dal madax-bannaan, isla markaana goaannada siyaasadeed iyo khilaafaadka gudaha... The post Madaxweynihii hore ee Puntland oo Turkiga uga digay inuu faragelin ku sameeyo arrimaha Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.