WIRE โ€” Shabeellaha Dhexe โ€“ Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan deegaanka Xaaji Cali oo hoostaga degmada Cadale Iyo degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe. Wasiirka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.