WIRE โ Muqdisho โ Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa ka dhacay xilli Guddoomiyaha Aqalka Sare uu safar gaar ah ugu ambabaxayay dalka dibaddiisa, waxaana looga hadlay muhiimadda ay leedahay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.