WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay kulan dhex maray hoggaanka xisbigiisa iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Farmaajo ayaa sheegay in kulanka uu diiradda saaray arrimo la xiriira xaaladda guud ee dalka, amniga, hannaanka doorashooyinka iyo sidii loo xoojin lahaa wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda... The post Farmaajo oo ka hadlay kulan ay yesheen xisbigiisa iyo dowladda Federaalka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.