WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa beeniyay eedeymo la xiriira inuu xiriir dhaqaale ama mid siyaasadeed ka helo Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta. Sheekh Shariif ayaa sheegay in wararka la faafinayo ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn, isla markaana aan ka tarjumayn xaqiiqda. Waxa uu caddeeyay... The post Madaxweyne Shariif oo beeniyay inuu xiriir hoose la yeel yahay Imaaraatka Carabta appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.