WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc caalami ah oo qiimihiisu yahay $12 milyan, kaas oo lagu xoojinayo adkeysiga magaalooyinka ee isbeddelka cimilada, hase yeeshee deegaannada uu ka arrimiyo Maamulka Waqooyi Bari kuma jiraan goobaha laga hirgelinayo mashruuca. Mashruuca oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya kaashanayso UNDP iyo Global Environment Facility (GEF), isla markaana

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.