WIRE โ€” Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo lagu beegsaday saldhigyo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Sida ay sheegeen saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka, ciidamada ayaa burburiyay xarumo iyo fariisimo ay kooxdaasi u adeegsan jirtay abaabulka weerarrada iyo dhaqdhaqaaqyada kale.... The post Ciidanka xoogga oo howlgal ku burburiyay saldhigyo ay kooxda AS, ku la laheyd Shabeelaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.