WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo mar kale caddeysay mowqifkeeda adag ee ka dhanka ah argagixisada iyo xagjirnimada rabshadaha ku dhisan. War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay si buuxda u diiddan tahay dhammaan noocyada

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.