WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccรฒ Coppi, iyadoo ay labada dhinac yeesheen kulan looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ugu horreyn si wadajir ah

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.