WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mas'uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa'udiinka Soomaaliyeed kala qeyb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali, oo dhowaan geeriyooday. Madaxweynaha ayaa sheegay in marxuumku uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada Soomaaliyeed,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.