WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo dadaallo lagu horumarinayo dhaqaalaha dhijitaalka ah, iyadoo qorshuhu yahay in dhallinyarada iyo hal-abuurayaasha Soomaaliyeed ay fursado dhaqaale ka helaan baraha bulshada. Maareeyaha guud ee hay'adda isgaarsiinta Qaranka Mustaf Yaasiin ayaa sheegay in la xoojinayo wada-shaqeynta lala yeelanayo shirkadaha tiknoolajiyadda iyo baraha bulshada, si loo sahlo... The post Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in dadkeeda lacag ka sameyaan baraha bulshada appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.