WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas'uuliyiin ka tirsan hayadaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaaudiin Soomaaliyeed kala qayb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo dhowaan geeriyooday. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada, xoojinta dowladnimada iyo... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Imaam Maxamed uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.