WIRE โ€” Laascaanood (Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay dadkii ka soo jeeday Koonfur Galbeed ee laga tarxiilay magaalada Laascaanood sanadkii 2021. Firdhiye oo hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday Baydhabo ayaa sheegay in dhacdadaasi ay ahayd mid murugo leh, isagoo xusay in dadka... The post Firdhiye oo ka hadlay dadkii laga Tarxiilay magaalada Laascaanood appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.