WIRE โ Muqdisho โ Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Dhaay), ayaa wada hadal dhinaca taleefanka ah la yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal bin Farxaan Al Sacuud. Intii uu socday wada hadalka, labada wasiir ayaa adkeeyay sida ay uga go'an tahay sii xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.