WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diidday warbixin ay dhowaan soo saartay Hay'adda Caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) oo ka hadlaysay xaaladda dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, iyadoo ku eedeysay warbixinta inay bixisay sawir aan dheellitirnayn oo si qaldan u fasiraya ololaha dowladda ee la dagaallanka argagixisada. War-saxaafadeed

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.