WIRE โ€” Garowe โ€“ Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay si ballaaran u aqbalaan dhinacyada siyaasadeed ee dalka. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Farxaan Cali Maxamuud, ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Garowe, isagoo ka jawaabay hadallo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.