WIRE โ Baydhabo โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, halkaas oo uu uga qeyb geli doono caleema saarka Hoggaamiyaha iyo Guddoonka cusub ee maamulkaas. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyay Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed, Mudane
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.