WIRE โ€” MUQDISHO Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo Daahir Tahliil Cigaal, kuwaas oo laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud, iyagoo watay laba qori oo nooca AK-47 ah. Howlgalkan ayaa daba socda go'aannadii uu Taliyaha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.