WIRE โ€” Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed. Garoonka diyaaradaha ee Shaati-gaduud, waxaa wefdiga madaxweynaha ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha koonfur galbeed Aadan Madoobe, xildhibaano, wasiirro iyo mas'uuliyiin katirsan maamulka koonfur galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sababta uu u tagay... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo si ugu qeyb galo xaflada caleema-saarka hoggaamiye Aadan Madoobe appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.