WIRE โ Ceeldheer โWasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan guud la qaatay bulshada degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga, horumarka degmada, dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.