WIRE โ€” Baydhabo โ€“ Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Wafdiga Guddoomiyaha ayaa garoonka diyaaradaha Shaati Guduud waxaa ku qaabilay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.