WIRE โ Muqdisho โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, oo booqasho sagootin ah ugu timid dalka, iyadoo soo gabagabeyneysa muddo xileedkeedii diblomaasiyadeed. Wasiirka ayaa ku ammaanay Safiirka shaqadii iyo doorkii ay ka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.