WIRE โ Garowe โ Dowladda gobolleedka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso in ay leedahay awoodda dastuuriga ah ee maamulka, ilaalinta, iyo ka faa'iidaysiga khayraadka ku jira dhulka iyo badda deegaannadeeda. Warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in Puntland ay ku tiirsan tahay Dastuurka Puntland iyo Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Federaalka Soomaaliya, ayna si gaar ah
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.