WIRE โ€” Ceeldheer (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Degmada Ceeldheer, waxaa ka socda dadaallo lagu ciribtirayo Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ay ka jiraan horumarro dhanka amniga ah. Kormeerkan... The post Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Dhexe appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.