WIRE โ€” Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid heshiisyo la xiriira kalluumaysiga oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkado shisheeye, isagoo sheegay in heshiisyadaasi aysan sharci ka noqon karin deegaannada Puntland. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka aysan kaligeed goaan uga gaari karin kheyraadka... The post Puntland oo si adag uga hortimid heshiisyada kalluumaysiga ee dowladda federaalka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.