WIRE โ€” Bamako ( Raxanreeb Online) Military-ga dalka Mali ee galbeedka Africa, ayaa sheegaya inay iska caabiyeen weerar balaaran oo ay soo qaadeen kooxda gooni goosadka ee Reer waqooyiga ah ee Tuwaaraq iyo kooxaha Islaamiyiinta oo is garabsanaya. Weerarkan ayaa ka dhacay 5 magaalo iyo hal xabsi oo ku yaala koonfurta iyo bariga dalkaasi. Kooxahan ayaa labo... The post Weeraro sababay khasaaro kala duwan oo ka dhacay dalka Mali appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.