WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Naadiya Maxamed, Duqa Magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka, oo booqasho ku timid Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku ammaanay Naadiya Maxamed guulaha ay ka gaartay hoggaaminta iyo ka qaybgalka siyaasadda dalka Mareykanka, isagoo sheegay in

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.