WIRE โ Muqdisho โ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay'adda ku qaabilay Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), oo ay wehliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta gurmadka degdegga ah iyo isku-dubbaridka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.