WIRE โ Muqdisho โ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Farsoleey ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay ugu yaraan 15
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.