WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii lala beegsaday maqaaxi ku taalla magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya, kaas oo sababay dhimashada dad rayid ah oo aan waxba galabsan iyo dhaawaca tiro kale oo badan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh la wadaagaysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda... The post Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qarax ka dhacay Suuriya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.