WIRE โ Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland lagu xiray dalka Itoobiya, inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacin sababta keentay xarigga iyo muddada uu socon doono. Wararku waxay tilmaamayaan in laamaha ammaanka ee Itoobiya ay xireen xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame ( Food) oo kamid... The post Xildhibaan katirsan golaha wakiilada Somaliland oo lagu xiray Itoobiya appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.