WIRE โ Muqdisho โ Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG), taas oo ka digtay in Al-Shabaab ay sanadkan 2025 dib u qabsatay dhulal badan oo ay dowladdu kala wareegtay intii u dhaxeysay 2022 iyo 2023. Qoraal uu ku daabacay bartiisa
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.