WIRE โ€” Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegay ciidan beeleed, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid lagu xoojinayo amniga, laguna mideynayo ciidamada ka howlgala deegaannada maamulka. Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegay in ciidamada la wareegay lagu sameyn doono diiwaangelin, tababar iyo habeyn, si ay uga mid noqdaan ciidamada rasmiga ah ee Puntland. Waxay... The post Puntland oo la wareegtay ciidan Beeleed appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.