WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa jawaab ka bixiyay hadallo hore uga soo yeeray Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, kuwaas oo la xiriiray arrimo siyaasadeed iyo hannaanka dowlad-dhiska dalka. Raiisul Wasaaraha, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ka goan tahay ilaalinta midnimada dalka, dhismaha hayadaha dowladda iyo hirgelinta hannaan... The post RW Xamsa oo jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeeray Siciid Deni appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.