WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardargelinayso diyaarinta howlgallo ballaaran oo isugu jira duqeymo dhinaca cirka ah iyo hawlgallo dhulka ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo fariisimaha iyo goobaha ay ku sugan yihiin xubnaha maleeshiyaadka Al-Shabaab ee deegaanno kala duwan oo dalka ka tirsan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa... The post Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday howlgal dalka looga saarayo kooxda AS appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.