WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya, uusan sii socon karin haddii uusan helin garab iyo taageero dhaqaale oo joogto ah oo ay bixiyaan beesha caalamka iyo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Masuuliyiinta Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka AUSSOM uu wajahayo caqabado la xiriira maalgelinta, saadka iyo taageerada... The post Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay sii soco-shada howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.